Skip to content
June 16, 2025
osmahealthfitness

osmahealthfitness

  • Dhirigalinta dhalinta
  • Cudurada iyo cafimaadka
  • weight loss
  • Xanuunada maskaxeed
  • Ganacsiga
Main Menu

Author: osmahealth90

"Faa’iidooyinka Jimicsiga Ku Leeyahay Caafimaadka Maskaxda"
Ganacsiga

“Faa’iidooyinka Jimicsiga Ku Leeyahay Caafimaadka Maskaxda”

April 27, 2025April 27, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

marka laga hadlo jimicsiga , dad badan waxay maskaxdooda ku sawiraan murqo xoog leh , miisan lumis,ama qaab dhismeed jireed oo wanagsan. lakiin waxa si joogto ah loo ilowsada qeyb kale oo aad muhiim u …

“Faa’iidooyinka Jimicsiga Ku Leeyahay Caafimaadka Maskaxda” Read More
Fursadaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Barashada Xirfadaha Online-ka 2025
Ganacsiga

Fursadaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Barashada Xirfadaha Online-ka 2025

April 26, 2025April 26, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

Dunida maanta waxay ku socotaa xawaare sare oo ticknoolajiyeed, taasoo sababtay in fursado badan oo hormarineed ay u furnaadan dadka ku xiran internet- ka ,gaar ahaan dhalinyada. soomaaliya, inkastoo ay weli wajahayso caqabado dhaqaale , …

Fursadaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Barashada Xirfadaha Online-ka 2025 Read More
Maxaa Sababa Niyad-jabka Dhalinyarada? Iyo Sida Loo Maareeyo?
Xanuunada maskaxeed

Maxaa Sababa Niyad-jabka Dhalinyarada? Iyo Sida Loo Maareeyo?

April 25, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

nayad jabku waa dareen culus oo saameyn ku yeesha maskaxda ,jidhka ,iyo nolosha guud ee qofka . dhalinyadu oo ah qaybta ugu firfircoon bulshada , mararka qaar waxay la kulmaan culeysyo nololeed oo sabab niyad …

Maxaa Sababa Niyad-jabka Dhalinyarada? Iyo Sida Loo Maareeyo? Read More
Sidee Looga Faa’iidaystaa Baraha Bulshada si Loogu Kobciyo Ganacsi?
Ganacsiga

Sidee Looga Faa’iidaystaa Baraha Bulshada si Loogu Kobciyo Ganacsi?

April 24, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

Baraha bulshada (social media) manta waxay ka mid yihiin aaladaha ugu awoodda badan ee ganacsi lagu horumarin karo. ma jiro ganacsi maanta la jaanqaadi kara suuqa hadii aanu si sax ugu faa’iideysan baraha bulshada sida …

Sidee Looga Faa’iidaystaa Baraha Bulshada si Loogu Kobciyo Ganacsi? Read More
Sidee Loo Garta Kansarka Naasaha Marxaladaha Hore?"
Cudurada iyo cafimaadka

Sidee Loo Garta Kansarka Naasaha Marxaladaha Hore?

April 22, 2025April 22, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

kancerka naasaha wa mid ka mid ah cuddurrada ugu badan ee dumarka saameeya guud ahaan dunida. waa cudur halis ah ,balse hadii lagu garto marxaladihiisa hore , waxa ay suurtgalu tahay in si guul leh …

Sidee Loo Garta Kansarka Naasaha Marxaladaha Hore? Read More
Walwalka Joogtada ah: Sababaha, Calaamadaha, iyo Sida Loo Xakameeyo?
Xanuunada maskaxeed

Walwalka Joogtada ah: Sababaha, Calaamadaha, iyo Sida Loo Xakameeyo?

April 20, 2025April 20, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

walwalka joogtada ah wa xanuun caafimaad maskaxeed oo si tartiiba u carqaladeeya nolosha qofka , qof walba wuu walwalaa mararka qaar lakiin marka uu noqdo mid si joogta ah u jira, kuna xad – gudba …

Walwalka Joogtada ah: Sababaha, Calaamadaha, iyo Sida Loo Xakameeyo? Read More
Dhirigalinta dhalinta

Sida Loo Helo Himilo Cad oo Noloshaada Hagta?

April 18, 2025April 23, 2025 - by osmahealth90 - Leave a Comment

Sida Loo Helo Himilo Cad oo Noloshaada Hagta? ,Noloshu waa safar , safarkuna wuxuu ubahanyahy jihayn. qofka aan lahayn jiha saxda ah wuxuu lamid yahay doon ku socota bad ballaaran oo aan lahay mitoor iyo …

Sida Loo Helo Himilo Cad oo Noloshaada Hagta? Read More

Posts pagination

Previous 1 2
  • about us
  • contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions
Copyright © 2025 osmahealthfitness.
Powered by WordPress and HitMag.